Khasaaro dhimasho ayaa ka dhashay qarax foolkaano oo ka dhacay bariga Indoniisiya qaarkalana tuulooyinkoodi ayaa laga raray.   Views: (34)
Khasaaro dhimasho ayaa ka dhashay qarax foolkaano oo ka dhacay bariga Indoniisiya qaarkalana tuulooyinkoodi ayaa laga raray.

Qaraxa foolkaano "Liwotobi Laki-Laki" oo ka dhacay bariga Indoniisiya ayaa sababay dhimashada ugu yaraan 10 qof, waxaana laga daadgureeyay dadkii daganaa dhowr tuulo.

Maanta oo Isniin ah, Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa shaaca ka qaaday tirada dhimashada kadib markii foolkaanada ay si isdaba joog ah u qaraxday habeenkii.

Dhibanayaasha ayaa dhintay ka dib markii ay gubteen guryahoodii oo alwaax ka sameysnaa.

Foolkaanda ayaa ku taalla jasiiradda Flores, oo ah goob loo dalxiis tago, waxaana dambas uu qariyay qaybo ka mid ah tuulooyinka u dhow, wuxuuna sababay dab ka kacay goobaha u dhac foolkaanada.

Maamulka ayaa dadkii ka daadgureeyay 5 tuulo oo ku yaalla agagaarka Foolkaanada, waxaana la daadgureeyay kumannaan qof oo degganaa tuulooyinkaas.

Dawladdu waxay ku dhawaaqday xaalad degdeg ah meelaha ay dhibaatadu ka dhacday illaa 31-da December, waxaana Hay'adda Follkaanooyinka ee Qaranka ay sare u qaadday feejignaanta heerkii ugu sarreeyay, iyada oo ka codsatay dalxiisayaasha iyo dadka deeggaanka in aysan u dhawaan meel 7 KM u jirta afka godka.

Hay’adda ayaa warbixin ay soo saartay maanta oo isniin ah ku sheegtay in uu si weyn u kordhay dhaqdhaqaaqa foolkaanaha ee buurta Liwotobi-Laki-Laki.

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

Maqaallo
Cali dheere “ Qaraxyadan waxaa Gaystay Taageerayaasha shabaab oo aad u Caraysnaa.

Cali dheere “ Qaraxyadan waxaa Gaystay Taageerayaasha shabaab oo aad u Caraysnaa.

Tuesday January 15, 2013 - 03:23:57

Afhayeenka shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere ayaa sheegtay Mas’uuliyada Qaraxii caawa ay ku la deen Wariyayaasha...


Qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo lagudoon siiyay Biladda Nansen Refuqee Award oo maanta loo aqoonsaday Xaawo Aadan Maxamed.

Qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo lagudoon siiyay Biladda Nansen Refuqee Award oo maanta loo aqoonsaday Xaawo Aadan Maxamed.

Tuesday January 15, 2013 - 03:23:56

Hooyo Soomaaliyeed oo loo aqoonsaday Biladda Nansen Refuqee Award sanadka 2012, Maama Xaawa Aadan Maxamed ayaa...


Soomaalida qaxootiga Norway oo loo la’yahay meel ladejiyo

Soomaalida qaxootiga Norway oo loo la’yahay meel ladejiyo

Tuesday January 15, 2013 - 03:23:53

Qaxootiga Norway oo loo la’yahay meel la dejiyo, kadib markii ay soo wajahday guryo la’aan, Wiilkan Soomaalida...


Waxyaabaha soomaalidu ku qiimayso af-miishaarnimada. W/q: cali coomay

Waxyaabaha soomaalidu ku qiimayso af-miishaarnimada. W/q: cali coomay

Tuesday January 15, 2013 - 01:45:52

Dadyowga ilaahay abuuray ma sina, sida faraheenu oo kale, qaarba waa cayn gaar ah


Caqliga badani Oo la ogaaday inuu keeno Xanuunka Wadnaha ku dhaca.

Caqliga badani Oo la ogaaday inuu keeno Xanuunka Wadnaha ku dhaca.

Tuesday January 15, 2013 - 01:45:50

Taqaatiir ayaa xaqiijinaysa in caqligu kaalin labaad kaga jiro cudurada wadnaha waxaa ka horeeya oo kaliya sigaar...


Waxey nagu hayeen ayay isku hayaan {Faallo} Qalinkii C/qaadir Dulyar

Waxey nagu hayeen ayay isku hayaan {Faallo} Qalinkii C/qaadir Dulyar

Tuesday January 15, 2013 - 01:45:47

Tan kale mahan wax la wada inki karayo in umad waliba oo meel kuwada nool ay u baahantay xeerar ay heshiis kuwada...


No Image

Saaxiibo Is khiyaamay Misna Is Xantay Muxuu Salkoodu Noqon?

Tuesday January 15, 2013 - 01:45:39

Qof waliba oo aduunkan ku nool ayaa la shegaa inuu lee yahay sxb gaar ah marka lga reebo saaxiibtinimada kala dhexeysa...


Ma doorashaa dan loo arkaa mase dalkaa lagu dumaa?

Ma doorashaa dan loo arkaa mase dalkaa lagu dumaa?

Tuesday January 15, 2013 - 01:45:34

Runti cinwaankaas shiribka ah oo aan u doortay in uu cinwaan u noqdo qormadaan xasasiga ah waxaa igu bixiyay wixi...


Gayigeena hodonka ah gaajadda maxaa baday, gurboodkeena ubaxaa geerida maxaa baday!!??.

Gayigeena hodonka ah gaajadda maxaa baday, gurboodkeena ubaxaa geerida maxaa baday!!??.

Friday January 11, 2013 - 22:19:44

MAANSO AAD U XIISA BADAN Geeraar ma dirinoo gu, Horaan ka haajiray, gabayana ma qorinoo goor horaan warkii dhigay.