Ganaral kii hore barabowo Subiyaanto oo 73 jir ah ayaa maanta oo Axad ah baarlamaanka hortiisa loogu dhaariyay madaxweynaha cusub ee Indoniisiya, ka dib markii uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee dhacday bishii Febraayo ee la soo dhaafay.
Munaasabada uu xilka kula wareegayay Subiyaanto oo ah madaxweynihii 8-aad ee dalka ugu Muslimiinta badan ayaa dhacday, iyadoo ay ka soo qeyb galeen madax iyo mas’uuliyiin ka kala socday in ka badan 40 wadan oo ay ka mid yihiin Ingiriiska, Faransiiska, Mareykanka, Sacuudiga iyo Ruushka.
Kumanaan reer Indoniisiya ah oo taageersan Subiyaanto - oo horay u soo noqday wasiirka Difaaca ayaa si gacmo furan ku soo dhaweeyay madaxweynahooda cusub isuguna soo baxay waddooyinka, waxayna lulayeen calammo ka dib markii lagu dhaariyay kitaabka Qur'aanka Kariimka laguna hor dhaariyay wakiillo iyo marti-sharaf shisheeye. xaflada caleema saarka ayaa ka dhacday magaalada Jakarta.
Subiyaanto waxa uu muddo dheer la tartamayey Madaxweynihii hore ee Joko Widodo, kaas oo ku naaloonaya shacbiyad aad u weyn, wuxuu laba jeer kula tartamay jagada Madaxweynaha, isla markaana diiday inuu qirto guul-darradii ka soo gaartay labadii jeer ee hore 2014 iyo 2019.
Balse xafiiltanka ayaa si deg deg ah isu bedelay isbahaysi, inkastoo ay kala duwantahay aragtidooda siyaasadeed, hadana Widodo ayaa Subiyaanto u magacaabay wasiirka gaashaandhigga ka dib markii dib loo doortay.
Widodo ( madaxweynaha xilka ka degaya ) waxa uu taageeray Subiyaanto, isaga oo u suurtageliyay ugu dambeyn in uu guul weyn ka gaaro doorashadii madaxtinimo ee dhawaan dhacday, xilligaasi oo uu ballan qaaday in uu sii wadi doono siyaasadihii madaxweynihii ka horreeyay isaga.
wareysi maamulaha cisbitaalka
Tuesday January 22, 2013 - 12:12:38Dhageyso Nabadoon Yaasiin Cabdi Samad oo sheegay in Faroole uu ku fashilmay Siyaasada Puntland
Monday January 14, 2013 - 22:22:58Dhageyso Mahiiga oo faah-faahin ka bixinaya kulan uu la qaatay Madaxweynaha Iyo Ra'iisul Wasaaraha
Monday January 14, 2013 - 22:22:57Dhageyso Wasiirka howlaha guud iyo dib udhiska oo ka hadlay qorshaha dib udhiska dalka
Monday January 14, 2013 - 22:22:56Dhageyso Puntland oo mamnuucday in waqooyiga Gaalkacyo shirar Puntland looga soo horjeedo lagu qabto
Monday January 14, 2013 - 22:22:56Dhageyso Madaxweyne Xasan Sheekh hadalkii uu ujeediyay Jaaliyada Soomaaliyeed ee Kenya
Monday January 14, 2013 - 22:22:55hageyso Taliska Nabadsugida oo beeniyay warar ay baahiyeen warbaahinta qaar
Monday January 14, 2013 - 22:22:53Dhageyso Sheekh C/raxmaan Janaqoow oo faah-faahinaya sababaha Shabaab ay go'aan uga qaateen Al-Amriiki
Monday January 14, 2013 - 22:22:50Dhageyso Abuukar Xasan Cali oo Wasiir ku xigeen loo magacaabay oo xilkaasi iska casilay
Monday January 14, 2013 - 22:22:48Dhageyso Khudbadii uu ka jeediyay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti Aqalka Baarlamaanka Soomaaliya
Monday January 14, 2013 - 22:22:45Cali dheere “ Qaraxyadan waxaa Gaystay Taageerayaasha shabaab oo aad u Caraysnaa.
Tuesday January 15, 2013 - 03:23:57Afhayeenka shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere ayaa sheegtay Mas’uuliyada Qaraxii caawa ay ku la deen Wariyayaasha...
Qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo lagudoon siiyay Biladda Nansen Refuqee Award oo maanta loo aqoonsaday Xaawo Aadan Maxamed.
Tuesday January 15, 2013 - 03:23:56Hooyo Soomaaliyeed oo loo aqoonsaday Biladda Nansen Refuqee Award sanadka 2012, Maama Xaawa Aadan Maxamed ayaa...
Soomaalida qaxootiga Norway oo loo la’yahay meel ladejiyo
Tuesday January 15, 2013 - 03:23:53Qaxootiga Norway oo loo la’yahay meel la dejiyo, kadib markii ay soo wajahday guryo la’aan, Wiilkan Soomaalida...
Waxyaabaha soomaalidu ku qiimayso af-miishaarnimada. W/q: cali coomay
Tuesday January 15, 2013 - 01:45:52Dadyowga ilaahay abuuray ma sina, sida faraheenu oo kale, qaarba waa cayn gaar ah
Caqliga badani Oo la ogaaday inuu keeno Xanuunka Wadnaha ku dhaca.
Tuesday January 15, 2013 - 01:45:50Taqaatiir ayaa xaqiijinaysa in caqligu kaalin labaad kaga jiro cudurada wadnaha waxaa ka horeeya oo kaliya sigaar...
Waxey nagu hayeen ayay isku hayaan {Faallo} Qalinkii C/qaadir Dulyar
Tuesday January 15, 2013 - 01:45:47Tan kale mahan wax la wada inki karayo in umad waliba oo meel kuwada nool ay u baahantay xeerar ay heshiis kuwada...
Saaxiibo Is khiyaamay Misna Is Xantay Muxuu Salkoodu Noqon?
Tuesday January 15, 2013 - 01:45:39Qof waliba oo aduunkan ku nool ayaa la shegaa inuu lee yahay sxb gaar ah marka lga reebo saaxiibtinimada kala dhexeysa...
Ma doorashaa dan loo arkaa mase dalkaa lagu dumaa?
Tuesday January 15, 2013 - 01:45:34Runti cinwaankaas shiribka ah oo aan u doortay in uu cinwaan u noqdo qormadaan xasasiga ah waxaa igu bixiyay wixi...
Gayigeena hodonka ah gaajadda maxaa baday, gurboodkeena ubaxaa geerida maxaa baday!!??.
Friday January 11, 2013 - 22:19:44MAANSO AAD U XIISA BADAN Geeraar ma dirinoo gu, Horaan ka haajiray, gabayana ma qorinoo goor horaan warkii dhigay.
NO COMMENTS